Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso  (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir .Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaa

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir .Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaaso, waxaana idiin soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Waxaa ka mid ah qodobad aad ku maqli doontaan waraarkii ugu danbeeyay weeraarkii ka dhacay deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, hadaba kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: