Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0