Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal.

Qodobada ugu horeeya waxaa ka mid ah

  • Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay guddi doorasho
  • Madaxwaynihii xilka laga qaaday ee Hirshabelle oo sheegay inuu ku shaqaynayo Baladwayne
  • Wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha aqalka sare oo arimo kale duwan kawada hadlay
  • Maamulkii rugta ganacsiga ee Soomaaliyeed oo kasoo horjeestay go’aankii lagu kala diray

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com