Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaUncategorized

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xasan Heykal, xarunta Daljir Bossaso Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59a59b61000100381c123f38/Warka+Fiidnimo+xasan+Heykal+Bosaaso+Talaado+29-8-2017+.mp3  

(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Garowe)
Baahin: Salaasa, Dec 20, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wafti uu hogaaminayo afhayeen Shariif Xasan oo ka degay Garowe; Shirka wadatashiga Somalida oo berri ka furmi doona Garowe; Cutubyo ka tirsan ciidanka Jibuuti oo ka soo degay Muqdisho, lana hawl gali doona AMISOM; 7 maxbuus oo 18 bilood ku xirnaa xabsiga dhexe ee Laascaanood, maxkamadna aan la soo taagin, oo ka soomay raashinka.
DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Garoowe oo ku biiray gurmadka abaaraha Puntland.

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xasan Heykal, xarunta Daljir Bossaso

Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: