Ururka Alqaacida oo Ka Hadlay Dilkii Hogaamiye Cali Jabal.

HomeWararka

Ururka Alqaacida oo Ka Hadlay Dilkii Hogaamiye Cali Jabal.

Hogaanka sare ee urur weynaha Al-qaacida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii dhawaan loo geysatay wakiilkii Al-Shabaab ee gobolka Banaadir Cali

Ra’iisul Wasaare Rooble: ” Xukuumaddu waxa ay sida ugu dhaqsiyahabadan uga howl gali doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaashadoorashooyinka .”
Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Bosaaso
Habraaca Doorashada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi oo la soo saaray

Hogaanka sare ee urur weynaha Al-qaacida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii dhawaan loo geysatay wakiilkii Al-Shabaab ee gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaanay Cali Jabal.

War qoraal ah oo kasoo baxay Al-Qaeda ayaa lagu sheegay in ay xaqiijinaayaan dilka Cali Jabal oo ka mid ahaa Madaxda Al-Shabaab.

” Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn diyaaradeed ku dilay Cali Maxamed Xuseen , waxaana xaqiinaynaa dilka Cali Jabal” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: