Ururka Alqaacida oo Ka Hadlay Dilkii Hogaamiye Cali Jabal.

Ururka Alqaacida oo Ka Hadlay Dilkii Hogaamiye Cali Jabal.

Hogaanka sare ee urur weynaha Al-qaacida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii dhawaan loo geysatay wakiilkii Al-Shabaab ee gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaanay Cali Jabal.

War qoraal ah oo kasoo baxay Al-Qaeda ayaa lagu sheegay in ay xaqiijinaayaan dilka Cali Jabal oo ka mid ahaa Madaxda Al-Shabaab.

” Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn diyaaradeed ku dilay Cali Maxamed Xuseen , waxaana xaqiinaynaa dilka Cali Jabal” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com