Garoowe,”Dukaan Guurguuraya iyo 20 Jir Xooggiisa Alle Tusay Tusaalaha Shaqa Abuurka” (daawo)

HomeWararka

Garoowe,”Dukaan Guurguuraya iyo 20 Jir Xooggiisa Alle Tusay Tusaalaha Shaqa Abuurka” (daawo)

Maxamed Qays oo kamid ah dhalinyarada magaalada Garoowe ee sanadihii ugu dambeeyey badaha ku le'anayey saxaraha iyo badaha caalamka ayaa bilaabay arri

Amiir al-Taani oo haddiyaddii badbaadinta Qadar guddoonsiiyey Madaxweyne Erdogan (sawirro)
Nabdoon faarax oo cabsho ka muujiyay qaabka loo mareeyey kiiska dilka wiil uu adeer u ahaa,
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Maxamed Qays oo kamid ah dhalinyarada magaalada Garoowe ee sanadihii ugu dambeeyey badaha ku le’anayey saxaraha iyo badaha caalamka ayaa bilaabay arrin kudayasho mudane, wuxuuna magaalada ku wareehiyaa Adeegyada Bagaashka ah oo Dukaamada laga helo, sida Bacmadow, FilFil, NAC NAC, Xanjo iyo Allaab kale.

DAAWO

TUSAALIHII SHAQA ABUURKA.Maxamed Cabdi Qays wuxuu ku Nool yahay Magaalada Garoowe wuxuuna ka hindisay Magaalada Ganacsi cusub oo ah in Xaafadaha iyo Meelaha Dadku isugu yimaadaan kula Wareego Waxyaabaha Bagaashka ah ee Daruuriga ah Waliba isagoo Dushiisa ku wada, Dhalinyarada ayuu ku booriyey in ay Dalka ka shaqeystaan.Youtube Link https://www.youtube.com/watch?v=moZpt3knpwcDaawo oo Faafi (Share) si uu u arko qof kasta oo dhalinyaro ah oo aaminsan Dalka in aysan shaqo ka jirin,

Posted by Tiyaatar Pro on Thursday, August 24, 2017

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: