Ciidamada AMISOM oo Qarax lala Beegsaday iyo Khasaaraha Hordhaca ah

HomeWararka

Ciidamada AMISOM oo Qarax lala Beegsaday iyo Khasaaraha Hordhaca ah

Labo qarax oo mataano ahaa ayaa gordhoweyd Ciidamada Midowga Afrika AMISOM lagu eegtay Xaafada Coca-cola ee Dagamada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir Kuwa

Wasiirka dekadaha gadiidka bada oo hortagay Barlamaanka Puntland
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciidanka PSF oo Howlgal Culus ka Fuliyey lana Wareegay Deegaanka Madarshoon

Labo qarax oo mataano ahaa ayaa gordhoweyd Ciidamada Midowga Afrika AMISOM lagu eegtay Xaafada Coca-cola ee Dagamada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir Kuwaasi oo ahaa Miinooyinka nuuca dhulka lagu aaso.

Waxaa ilaa hadda la xaqiijiyey in labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen oo goobta soo gaaray qaraxa koowaad kadib,waxaana waxyeelo gaarsiiyay qaraxa labaad sida ay inoo sheegeeen dad joogayaal ahaa oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee qaraxa lala eegtay ayaa la sheegay in ay fureen rasaas aad u farabadan islamarkaana ilaa haatan aan la ogeyn qasaaraha ay geystay rasaasta la furey qaraxyada kadib.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: