Goormaa La Qabanayaa Doorashada Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP (dhegayso)

HomeWararka

Goormaa La Qabanayaa Doorashada Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP (dhegayso)

Guddiga Fulinta Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo magaalada Garoowe ku yeeshay kulan koodii Lixaad oo ah kii ugu dmabeeyay Muddada ay xilka hayeen

Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab
Baarlamaanka oo maanta ka shiraya sharciga doorashooyinka dalka
Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

Guddiga Fulinta Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo magaalada Garoowe ku yeeshay kulan koodii Lixaad oo ah kii ugu dmabeeyay Muddada ay xilka hayeen Hoggaanka ururuka ,ayaa waxaa lagu go’aamiyay xilliga la qaban doonno shirweynaha-3aad ee uruurka MAP iyo sidii loogu gogol xaari lahaa qabashada doorashada Guddiga Fulinta ee Hoggaamin doonna Saddex sanno oo ka billaamaysa 2018-ka-2020-ka.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: