Khidmadda Isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo La Yareeyey iyo Waqtiga oo La Kordhiyey (dhegayso)

HomeWararka

Khidmadda Isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo La Yareeyey iyo Waqtiga oo La Kordhiyey (dhegayso)

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay wax ka bedel ay ku sameeye

Dowladda oo ka hadashay kaluumaysiga sharcidarada ah ee xeebaha Soomaaliya
Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolada Gamudug
MARTISOOR | Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Wax kabadalka Dastuurka,

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay wax ka bedel ay ku sameeyeen furashada xisbiyada siyaasadeed.

Gudiga ayaa ugu horayn ku kordhiyey labo (2) bilood oo horleh waqtiga ay tahay in lagu furan karo ururada siyaasadeed ee Puntland kahor doorashada 2019ka.

Dhanka kalena, gudoga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa ka dhigay lacagta furashada urur siyaasadeedka 3,000 (Saddex kun) oo dollar, halka diiwaangelintana laga dhigay 7,000 (Todobo kun) oo dollar.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: