Magaalada Muqdisho Waddooyin Muhiim ah Dib Loo Furay (dhegayso)

HomeWararka

Magaalada Muqdisho Waddooyin Muhiim ah Dib Loo Furay (dhegayso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta furay wadada isku xirta isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP ee magaalada Muqdisho Wadadaan ayaa u xirnayd Hey’adda Soc

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawladda Jabuuti uga Mahad-celiyay Tababarka Ciidamada Soomaaliyeed (sawiro)
Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta furay wadada isku xirta isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP ee magaalada Muqdisho Wadadaan ayaa u xirnayd Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) Wasiirka Amniga Soomaaliya oo si wada jir ah saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay lashaqaynta laamaha amniga see dawlada Soomaaliya.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: