Magaalada Muqdisho Waddooyin Muhiim ah Dib Loo Furay (dhegayso)

Magaalada Muqdisho Waddooyin Muhiim ah Dib Loo Furay (dhegayso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta furay wadada isku xirta isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP ee magaalada Muqdisho Wadadaan ayaa u xirnayd Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) Wasiirka Amniga Soomaaliya oo si wada jir ah saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay lashaqaynta laamaha amniga see dawlada Soomaaliya.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0