Puntland iyo Galmudug oo Galkacyo Ciidan Tababar Ugu Soo Xiraya

HomeWararka

Puntland iyo Galmudug oo Galkacyo Ciidan Tababar Ugu Soo Xiraya

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Carabey ayaa lafilayaa inay maanta

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Muuse Qaal (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | CABDINASIR IBRAAHIM MAXAMED | GOLDOGOB
Bandhigii 4aad ee Carwadda Bugaagta oo Garoowe ka furmay (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Carabey ayaa lafilayaa inay maanta tababar magaalada Galkacyo ugu soo xiraan ciidamo iskua dhaf ah oo ka socda labada dhinac.

Madaxweyne ku-xigeenada ayaa sidoo kale lafilayaa inay booqdaan halka la dajinayo cidamadasi isku dhafka ah oo ah dhinac Galmudug sida ay warbaahinta qaar u sheegeen ilo wareedyo xogagaal ah.

Ciidankaani ayaa loogu tala galay in ay ka qeyb qaatan sugida Amaanka Gaalkacyo iyo deeganada Gobolka Mudug oo aan wanaagsanayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: