Puntland iyo Galmudug oo Galkacyo Ciidan Tababar Ugu Soo Xiraya

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Carabey ayaa lafilayaa inay maanta tababar magaalada Galkacyo ugu soo xiraan ciidamo iskua dhaf ah oo ka socda labada dhinac.

Madaxweyne ku-xigeenada ayaa sidoo kale lafilayaa inay booqdaan halka la dajinayo cidamadasi isku dhafka ah oo ah dhinac Galmudug sida ay warbaahinta qaar u sheegeen ilo wareedyo xogagaal ah.

Ciidankaani ayaa loogu tala galay in ay ka qeyb qaatan sugida Amaanka Gaalkacyo iyo deeganada Gobolka Mudug oo aan wanaagsanayn.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com