HomeUncategorized

?M/weyne Faroole oo ka hadlay amniga & siyaasada Puntland, is-maandhaafka u dhexeeya Puntland & federaalka.

Galkacyo, Nov 19 – Gudd. gobolka Mudug oo ka hadlay qarax xalay ka dhacay Galkacyo …– Xisbul Islam oo ka jawaabay qorshaha dagaal ee dawlada federaalka ah …– Shacabka Buuhoodle oo aragtidooda ka dhiibtay baahinta barnaamij ee idaacada Daljir … Daljir.com

Wasiirrada caaddalladda, caafimaadka, iyo deegaanka oo booqday dhaawacyadii Buuhoodle ee lagu dawaynayo cisbitaalka Galkacyo.
Baahin: Isniin, Feb 27, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. 2 qarax oo ay ku dhinteen 2 qof, 7-na ku dhaawacmeen oo ka dhacay xaafada Wardhiiglay, Muqdisho; 4 ka mid ah burcad badeed afduub u haysata markab u raran ganacsato Somali ah oo lagu qabtay Hobyo; Ahlu-sunna oo sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab.
Lahaystayaal Masaari ah oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo xoog ku baxsadey, dileyna labo burcad badeed ah. [Akhris …]

Galkacyo, Nov 19 – Gudd. gobolka Mudug oo ka hadlay qarax xalay ka dhacay Galkacyo …
– Xisbul Islam oo ka jawaabay qorshaha dagaal ee dawlada federaalka ah …
– Shacabka Buuhoodle oo aragtidooda ka dhiibtay baahinta barnaamij ee idaacada Daljir …

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: