Alshabaab oo Soo Bandhigtay Gaari ay Ka Dhacday Madaxweynaha Kenya (Sawirro)

HomeWararka

Alshabaab oo Soo Bandhigtay Gaari ay Ka Dhacday Madaxweynaha Kenya (Sawirro)

Al Shabaab ayaa soo bandhigay gaari ay ka soo qafaasheen dalka Kenya maalmo ka hor, kaasi oo uu leeyahay Xisbiga Jubilee ee Madaxweynaha dalka Kenya u

Wasiirkii hore ee Amniga DFS oo ka hadlay Qaraxyadda Muqdisho ka dhaca
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Nairobi oo loga diyaar garoobayo Ciidka (Daawo)

Al Shabaab ayaa soo bandhigay gaari ay ka soo qafaasheen dalka Kenya maalmo ka hor, kaasi oo uu leeyahay Xisbiga Jubilee ee Madaxweynaha dalka Kenya uu ka tirsan yahay.

Gaarigaan oo uu ku xardhanaa astaanta calanka Jubilee, ayaa waxaa ku qornaa magaca Xildhibaan Mohamed Ibraahin Mohamed oo ka tirsan Kenya.

Shabaab ayaa sheegay gaarigaan inay ka soo dhaceen Kooxda Ololaha Madaxweynaha dalka Kenya, kadib markii ay wadada ugaleen, iminkana gaarigaan uu si toos ah gacanta ugu jiro Ururka Al Shabaab.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: