HomeUncategorized

Qunbulad gacmeed lagu tuuray Aqalka D/Hoose ee Galkacyo & mid ka mid ah dablayda oo la qabtay.

Wacaal Daray ah: Galkacyo, Nov 11 - Dawladda hoose ee magaalada Galkacyo ayaa goor dhawayd waxaa lagu tuuray labo qunbulado gacmeed. Mid ka mid ah l

Maamulka degmada Luuq oo billaabay qorshayaal lagu xoojinayo amniga
Beledweyn oo badi u gacan gashay is-bahaysiga Ahlu Sunna & dawlada federaalka ah.
Dhallinyaro Soomaali ah oo dil iyo dhac loogu gaystay waddanka Koonfur Afrika.

Wacaal Daray ah: Galkacyo, Nov 11 – Dawladda hoose ee magaalada Galkacyo ayaa goor dhawayd waxaa lagu tuuray labo qunbulado gacmeed.

Mid ka mid ah labada qunbuladood ayaa qarxay, hase ahaatee aanay cidna wax ku noqon.

Raggii soo tuuray oo la sheegay in ay ahaayeen illa saddex nin ayaa mid ka mid ah gacanta lagu dhigay, sida uu sheegay Duqa magaalada Galkacyo.

Baaritaanno ayaa socda bileyskaana hadda su’aalo weydiinaya ninka la qabtay.

Ciidanka bilayska ayaa hadda wadooyinka magaalada roodno ka wada.

Saddex habeen ka horna sidaan oo kala ayaa bambo gacmeed loogu tuuray xarunta wasaaradda maaliyadda ee magaalada Galkacyo, waxaana ku dhaawacmay hal nin oo markii dambe u dhintay dhaawacii.

C/fitaac Cumar Geeddi,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: