Gudoomiyaha Degmada Saaxo, “Iska Hor-imaadkii Galdogob Waxaa Ka Dambeeyey Rag Cabsan” (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Degmada Saaxo, “Iska Hor-imaadkii Galdogob Waxaa Ka Dambeeyey Rag Cabsan” (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Saaxo ee gobolka Mudug Jabarti Yusuf Ibraahim oo la hadlayey Idaacadda Daljir ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay is rasaasayn duleedka degmada Gal-dogob ku dhexmaray ciidamo katirsan booliska deegaanka iyo dabley khamro cabey oo ka soo jeedey deegmada Saaxo. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597efcde000100f6841dfc1f/Gudoomiye+Degmada+Saaxo.mp3

Nuur Iidow Beyle oo ku guulaystay doorashadi Kursiga Xildhibaanimo ee Jowhar (dhegayso)
TULIGUULEED, DDS: Talaalka Covid-19 oo Degmada ka bilowday (daawo)
Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa dil iyo dhaawac loogu geestay Koonfur Afrika

Gudoomiyaha degmada Saaxo ee gobolka Mudug Jabarti Yusuf Ibraahim oo la hadlayey Idaacadda Daljir ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay is rasaasayn duleedka degmada Gal-dogob ku dhexmaray ciidamo katirsan booliska deegaanka iyo dabley khamro cabey oo ka soo jeedey deegmada Saaxo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: