Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)

HomeWararka

Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)

Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga

XAALADA KALUUMAYSATADA XEEBTA GARACAD
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Ninkii ugu gaaban adduunka oo geeriyooday

Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga Booliska Degmada Waaberi.

Muuqaalka laga duubay Qaraxa ayaa muujinaya baaxada uu lahaa, waxaana la sheegay in dad badan ay u dhinteen. Dadkii ugu horeeyay ee gaaray goobta qaraxa ayaa arkay ilaa lix qof oo meyd ah.

DHEGAYSO

https://www.youtube.com/watch?v=wWtNIAWZvb8

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: