Siyaasi Cismaan Guure, “Dhismihii Puntland oo 18 Jirsanaysa iyo Furitaanka Dastuurka” (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cismaan Guure, “Dhismihii Puntland oo 18 Jirsanaysa iyo Furitaanka Dastuurka” (dhegayso)

Siyaasi Cismaan Guure oo ka mid aha odayaashi Puntland wax ka asasay 1998dii ayaa mar u saaka nagu soo booqday xarunta Idaacadda Dajir ee Garoowe wuxu

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Martisoor, Maanta iyo Wasiir Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indhoguran (dhegayso)

Siyaasi Cismaan Guure oo ka mid aha odayaashi Puntland wax ka asasay 1998dii ayaa mar u saaka nagu soo booqday xarunta Idaacadda Dajir ee Garoowe wuxuu ka haday shirka Isimada Puntland ee Garoowe iyo hadalkii Madaxweynhii hre eee Puntland Cabdiraxmana Faroole iyo gudoomiyihii hre ee baarlamanka puntland Cabdirashiid maxamed xirsi oo shalay siyaabo kal duwan uga hadlay in dastuurka Puntland wax laga badalo si loo qanciyo beelo ka tirsan puntland oo cabanaya.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: