Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Vadim Vasilyev Kooxda Monoco waa Xaggee? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Vadim Vasilyev Kooxda Monoco waa Xaggee? (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka kooxda AS Monaco, Vadim Vasilyev, ayaa ka hadlay mustaqbalka xidigo kooxdiisa kamid ah oo la isla dhexmarayo in ay tagayaan oo a

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Dhammaan Kulamada Horyaalada England iyo Spain ee Caawa iyo Saacadaha La Ciyaarayo
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka kooxda AS Monaco, Vadim Vasilyev, ayaa ka hadlay mustaqbalka xidigo kooxdiisa kamid ah oo la isla dhexmarayo in ay tagayaan oo aadayaan meel ka sii cagaaran Monoco.

Vadim Vasilyev ayaa beeniyay in kooxdiisu ay Real Madrid kala heshiisay iibka Kylian Mbappe

Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Spain ayaa ayaguna sheegaya in Philippe Coutinho uu heshiis shaqsi ah u saxiixay Barcelona isagoo qarka u saaran inuu Camp Nou ku biiro.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: