Madaxweyne Gaas oo Furay Shir Lagu Xallinayo Tabashada Beesha Tanade (Sawirro)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Furay Shir Lagu Xallinayo Tabashada Beesha Tanade (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhoweyd Garoowe ka daahfuray shirweynaha Isimada Puntland ee looga arrinsanayo xa

Puntland oo Bilowday Qeybinta Gargaarkii Lagu tala Galay Dadka Abaaruhu sameyeen (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Garoowe lagu qabtay Kulan logu xoojinayeey Amniga Caasimadda

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhoweyd Garoowe ka daahfuray shirweynaha Isimada Puntland ee looga arrinsanayo xallinta tabashada beesha Tanade ee tirada xildhibaanada barlamaanka Puntland.

Shirkaani waxaa ku sugan qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee Puntland, isimada beesha Tanade iyo madaxda dowladda Puntland, iyadoona lafilayo in marka uu dhammaado laha soo saaro qodobo muhiim u ah Puntland.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: