Madaxweyne Gaas oo Furay Shir Lagu Xallinayo Tabashada Beesha Tanade (Sawirro)

Madaxweyne Gaas oo Furay Shir Lagu Xallinayo Tabashada Beesha Tanade (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhoweyd Garoowe ka daahfuray shirweynaha Isimada Puntland ee looga arrinsanayo xallinta tabashada beesha Tanade ee tirada xildhibaanada barlamaanka Puntland.

Shirkaani waxaa ku sugan qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee Puntland, isimada beesha Tanade iyo madaxda dowladda Puntland, iyadoona lafilayo in marka uu dhammaado laha soo saaro qodobo muhiim u ah Puntland.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com