Wasiiradii Kalsoonida Waayey ee Puntland oo Maalintii 2aad Waxqabadkooda Soo Bandhigaya (dhegayso)

HomeWararka

Wasiiradii Kalsoonida Waayey ee Puntland oo Maalintii 2aad Waxqabadkooda Soo Bandhigaya (dhegayso)

Wasiiradii dhowaan barlamaanka Puntland kalsoonida kala laabteen ayaa maalinkii labaad waxa ay Garoowe ku soo bandhigayaan waxqabadkoodii 12-kii bilood ee ugu dambeeyey iyo qorshayaasha ay wadeen wasaaradohoodu kahor inta aysan kalsoonida waayin. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597584530601007d1a394b73/Warbixinta+Wasiiradi+Hore+oo+waxqabadkoodi+Garowe+kuso+bandhigay+maanta+Maxamed+Lakiman+23_7_2017+.mp3

Ciidamada Ammaanka oo rag looga shakisanyahay Daacish iyo Shabaab ka qabtay Bosaso
Wararkii ugu dambeyey ee Xaaladda Baladweyne
GAROOWE: QOYSAS KACABANAYA MUSQULO LA’AAN (daawo)

Wasiiradii dhowaan barlamaanka Puntland kalsoonida kala laabteen ayaa maalinkii labaad waxa ay Garoowe ku soo bandhigayaan waxqabadkoodii 12-kii bilood ee ugu dambeeyey iyo qorshayaasha ay wadeen wasaaradohoodu kahor inta aysan kalsoonida waayin.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: