Shirweynihii 4aad ee Wasaaradaha Dhalinyarada DFS iyo Maamulada oo Garoowe Ka Socda (dhegayso)

Shirweynihii 4aad ee Wasaaradaha Dhalinyarada DFS iyo Maamulada oo Garoowe Ka Socda (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa maalintii labaad ka socda shirweynihii 4aad wasaaradaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo maamulada xubnaha ka ah oo ay martigelisey Puntland.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com