Siyaasi Daahir Ciiro, “Barlamaanku Waxay Qaadeen Tallaabo la Sugayey” (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Daahir Ciiro, “Barlamaanku Waxay Qaadeen Tallaabo la Sugayey” (dhegayso)

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir Ciiro) ayaa ka hadlay mooshinkii kalsooni la laabashada ee Baarlamaanka Puntland. Daahir waxa uu waraysi sii

Madaxweyne Silaanyo, “Abaarta Xoogga ha la Saaro, hana la Hakiyo Shaqaalaysiinta.”
Wacaal daray ah: Madaxweyne Farmaajo, Afwerke iyo RW Abiy Axmed oo Casmara ku kulmaya
Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir Ciiro) ayaa ka hadlay mooshinkii kalsooni la laabashada ee Baarlamaanka Puntland. Daahir waxa uu waraysi siiyey Idaacadda Daljir waxa uuna sheegay in Xildhibaanadii kala duwanaa ee soo maray Puntland 19 sanno ee la soo dhaafay ay la haayeen dhaliilo hadba sababo loo samayn jiray, balse maanta tilaabada ay qaadeen Baarlamaanka Puntland ay muujinayso in xildhibaanadu waa cusub iyo waji cusub la yimaadeen.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: