HomeUncategorized

Barnaamijka Nabad – Farqiga u dhexeeya colaada & nabadda, iyo kaalinta diinta Islaamka … [Dhegaysi …]

Galkacyo, Sept 10 – Barnaamijka Nabad ee todobaadkan waxaan ku gorfayn doonaa lur & dheef kii ay bulsho ka dhaxasho colaada iyo nabada. Maansooyin iyo doodo afkaar kala duwan cabiraya ayaa barnaamijka todobaadkani odorasi doonaa. Tubtee nabada loo maraa? Diinta Islamkuse maxay ka tiri? Daljir.com

(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir
DHEGEYSO-Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo iska fogeeyey inuu wax ka ogaa heshiiskii Khatumo iyo Somaliland.
DHEGEYSO-Cabdi Qaybdiid oo fariin u diray barlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Galkacyo, Sept 10 – Barnaamijka Nabad ee todobaadkan waxaan ku gorfayn doonaa lur & dheef kii ay bulsho ka dhaxasho colaada iyo nabada. Maansooyin iyo doodo afkaar kala duwan cabiraya ayaa barnaamijka todobaadkani odorasi doonaa. Tubtee nabada loo maraa? Diinta Islamkuse maxay ka tiri?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: