Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossa

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya Maxamud Cabdi Ibrahim (MCI).

Wararka C+D ugu waaweyn waa Baarlamaanka Puntland iyo kalsooni-kala-laabashada Golaha Xukuumadda ee Madaxweyne Gaas. Waxaan idiin kaga haynaa warar, waraysiyo, iyo faallayn ku saabsan kalsooni-kala-noqoshada golaha xukuumadda Puntland.

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: