Diyaarado Dagaal oo Duqeeyey Gedo iyo Jubada Hoose iyo Alshabaab lagu Bartilmaamaystay (dhegayso)

HomeWararka

Diyaarado Dagaal oo Duqeeyey Gedo iyo Jubada Hoose iyo Alshabaab lagu Bartilmaamaystay (dhegayso)

Duleedka Kismaayo waxaa ka dhacay duqayn diyaaradeed oo cirka ah oo la sheegay in uu ahaa Mareykanka. Diyaaradahan ayaa duqeeyay saldhigyo ay ku sugna

Saaka & Dunida iyoXuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Musharax Guddoomiyaha Barlamaanka Puntalnd Cabdirisaaq Axmed & munaasabadiisa
Barnaamijka Dhalinyaradda & Khadro Axmed Xuseen (dhegayso)

Duleedka Kismaayo waxaa ka dhacay duqayn diyaaradeed oo cirka ah oo la sheegay in uu ahaa Mareykanka. Diyaaradahan ayaa duqeeyay saldhigyo ay ku sugnaayeen saraakiil sarsare oo Al-shabaab ah iyo ajniib isugu jiray.

Hawlgalkan ayaa la soo sheegayaa in ay iska kaashadeen ciidamo Mareykan ah iyo ciidamada DFS.

Sidoo kale waxaa duqayntaas mid lamid ah ay ka dhacday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Gooni waa guddoomiyaha Gobolka Jubada Hoose wax uuna u waramay wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: