Soomaali lagu Duqeeyey Yemen oo Gaarey Berbera iyo Qorshaha Soomaaliland (dhegayso)

HomeWararka

Soomaali lagu Duqeeyey Yemen oo Gaarey Berbera iyo Qorshaha Soomaaliland (dhegayso)

Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil waxaa shalay ku soo xiratay dooni sidday 90 qof oo kamid ahaa dadkii qaxootiga Soomaaliyeed ahaa ee lagu duqeeyay dalka Yeman kuwaas oo u badan dadka beegsada safarada ay ku doonayaan in ay ku galaan wadamada Yurub. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596b89abfd00001dc5dca789/waraysiga+berbera+.mp3

Dowladda Farmaajo Halsano kadib Maxaa u qabsoomay (dhegayso)
Maamulka SSC-Khaatumo oo agab xafiiseed kala wareegay duqa degmada Laascaanood
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil waxaa shalay ku soo xiratay dooni sidday 90 qof oo kamid ahaa dadkii qaxootiga Soomaaliyeed ahaa ee lagu duqeeyay dalka Yeman kuwaas oo u badan dadka beegsada safarada ay ku doonayaan in ay ku galaan wadamada Yurub.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: