Daacishta ku Go’doonsan Buuraha Qandala oo Bilaabay Xoolo Dhac

HomeWararka

Daacishta ku Go’doonsan Buuraha Qandala oo Bilaabay Xoolo Dhac

Wararka ka imaanaya degaanada hoosyimaada degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Daacish ee deeganadaas ka agdhow ay bilaabe

Wacaal Darey ah: Warar dheeraad ah oo kusaabsan qaraxa maxkamadda Bosaso
Qaraxa Kismaayo: Diyaarado dhaawacyada daabulaya
Wasiirka Beeraha Dowladda Somaaliya oo la kulmay Wafdi WFP kasocda (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanada hoosyimaada degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Daacish ee deeganadaas ka agdhow ay bilaabeen in ay dadka reer guuraaga ah xoolaha ka dhacaan,waxaana la sheegay in haatan dadka reer guuraaga ah kala carar ku jiraan,sida uu warbaahinta u sheegay mid kamid ah dadka reer guuraaga ah ee degaanka.

Waxa uu Sheegay in dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay dagaalamayaasha Daacish ay dadka reer Guuraaga ah isugu yeereen islamarkaana ay ku wargaliyeen in xoolahooda laga doonayo in ay wax ka bixiyaan, xiliyadana qaarna ay Daacish ku dhaqaan in ay iska qashaan xoolaha iyagoo aan amar ka haysanin shacabka deeganadaas ku nool.

Dadka deegaanka ayaa ugu baaqay dowladda Puntland iyo kan Gobolka bari in ay ka hadlaan dhibaatooyinka Daacish ay ku hayaan shacabka degaanka hoosyimaada degmada Qandala.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0