Qiimaha Lakala Siisto Digirta ee Suuqyada Muqdisho Oo Kordhay (dhegayso)

HomeWararka

Qiimaha Lakala Siisto Digirta ee Suuqyada Muqdisho Oo Kordhay (dhegayso)

Suuqyada magaalada muqdisho waxaa laga dareemayaa sare ukac kuyimid qiimaha lakala siisto koobanada ama madaalka digirta, taas oo lakala siisanaayay maanta suuqdaya magaalada muqdisho lacag dhan 50 kun oo shilin soomaali ah taas oo aysan awoodin in ay ku gataan dadka danyarta ah . DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596b07230b010037e7cbc0eb/codka+digirta+.mp3

Jarmalka oo digniin udiray Ruushka
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)
Arday Kaalmaha hore ka galay iskuulka Shaafici Qardho oo abaalmarino la gudoonsiyay (dhegayso)

Suuqyada magaalada muqdisho waxaa laga dareemayaa sare ukac kuyimid qiimaha lakala siisto koobanada ama madaalka digirta, taas oo lakala siisanaayay maanta suuqdaya magaalada muqdisho lacag dhan 50 kun oo shilin soomaali ah taas oo aysan awoodin in ay ku gataan dadka danyarta ah .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: