Shirka Jaraa’id ee Madaxweyne Gaas oo Garoowe ka Degey (dhegayso)

HomeWararka

Shirka Jaraa’id ee Madaxweyne Gaas oo Garoowe ka Degey (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa fah faahi

Magaaladda Qardho oo laga Xusay Maalinta Cudurka HIVS/ AIDSka (dhegayso)
Muwaadin somaliyeed oo xalay lagu dilay dalka koonfur Africa
Warka Fiidnimo, CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa fah faahin kabixiyeey shirkii amniga Qaranka ee Muqdisho kusoo dhamaaday.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in si wanagsan uu kusoo dhamaday shirka ,isla markana lagu soo kala tagay in dowladda faderaalka iyo Maamul gobaleedyada ay wada shaqayn yeeshan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0