Shirka Jaraa’id ee Madaxweyne Gaas oo Garoowe ka Degey (dhegayso)

Shirka Jaraa’id ee Madaxweyne Gaas oo Garoowe ka Degey (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa fah faahin kabixiyeey shirkii amniga Qaranka ee Muqdisho kusoo dhamaaday.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in si wanagsan uu kusoo dhamaday shirka ,isla markana lagu soo kala tagay in dowladda faderaalka iyo Maamul gobaleedyada ay wada shaqayn yeeshan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com