Cabdirisaaq Baraag iyo Bandhigga Buugaagtiisa Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Cabdirisaaq Baraag iyo Bandhigga Buugaagtiisa Cusub (dhegayso)

Cabdirisaaq Baraag oo ahaa qoraa isla markaan Horay usoo bandhigay buugag kala gedisan ayaa kahadlay buuug cusub oo uu Soo bandhigay magaalada Gaalkacyo. Cabdirsaq ayaa shegay in buugan uu ka koobanay shancutub isla markaana lagu baranayo afka soomaliga. shaafici abdulkadir oo daljir Galkacyo kusugan ayuu uga waramay buuga Cusub. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5965df2c0b01006693c89223/cabdirisaq+barak.mp3

Warkii oo Kooban iyo Subeer Sheekh Cabdi (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka dhulka DFS Maxamed Tahaliil Biixi oo Doolow gaaray (Daawo)
Madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed oo Garoowe soo gaaray (Sawiro.)

Cabdirisaaq Baraag oo ahaa qoraa isla markaan Horay usoo bandhigay buugag kala gedisan ayaa kahadlay buuug cusub oo uu Soo bandhigay magaalada Gaalkacyo.

Cabdirsaq ayaa shegay in buugan uu ka koobanay shancutub isla markaana lagu baranayo afka soomaliga. shaafici abdulkadir oo daljir Galkacyo kusugan ayuu uga waramay buuga Cusub.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: