Cabdirisaaq Baraag iyo Bandhigga Buugaagtiisa Cusub (dhegayso)

Cabdirisaaq Baraag iyo Bandhigga Buugaagtiisa Cusub (dhegayso)

Cabdirisaaq Baraag oo ahaa qoraa isla markaan Horay usoo bandhigay buugag kala gedisan ayaa kahadlay buuug cusub oo uu Soo bandhigay magaalada Gaalkacyo.

Cabdirsaq ayaa shegay in buugan uu ka koobanay shancutub isla markaana lagu baranayo afka soomaliga. shaafici abdulkadir oo daljir Galkacyo kusugan ayuu uga waramay buuga Cusub.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com