Hadalhaynta Saaka iyo Diyaarado Dagaal oo Garoowe Dulmaray, (Sawirro)

HomeWararka

Hadalhaynta Saaka iyo Diyaarado Dagaal oo Garoowe Dulmaray, (Sawirro)

Cilcilowgii xalay waxaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland dul maray ugu yaraan saddex (3) diyaaradood oo nooca dagaalka ah, kuwaasi oo

Somali MP dies in Kenya
Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)
MAANHADAL: Falanqeyn khilaafka Cusub ee Barlamaanka & Xukumadda Puntland

Cilcilowgii xalay waxaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland dul maray ugu yaraan saddex (3) diyaaradood oo nooca dagaalka ah, kuwaasi oo aan ilaa hadda la garanayn meesha ay ka yimaadeen iyo ujeedka ay leeyihiin.

Diyaaradahaani oo xawaare hoose ku socdey ayaa waxaa la rumaysan yahay inay kamid yihiin diyaaradaha dagaalka ee ciidanka PSF iyo kuwa badda ee Puntland, inkastoo dowladda Puntland aysan ka hadlin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: