Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)

Urur laga magacaabo Hayaan ayaa waxbarashada guur guurta ka hirgeliyey baadiyaha hoos yimaada magaalada Qardho, iyadoona wax la bari doono dadka reer guraaga ah meesha ay u guuraana ka daba guuri doona, Maxamuud Nadiif Shire ayaa warbixintaan Qardho ka soo jeedinaya. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59634d230b0100e456c6dee4/Xraun+waxbarasho+oo+baadiyaha+laga+hirgeliyay+by+nadiif.mp3

Wasiirka Qorsheynta Puntland oo ka qaybgalay daahfurka qorshaha nashqadeynta waddooyinka Eyl
Wararkii u dambeeyey ee xiisadda Galmudug
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Urur laga magacaabo Hayaan ayaa waxbarashada guur guurta ka hirgeliyey baadiyaha hoos yimaada magaalada Qardho, iyadoona wax la bari doono dadka reer guraaga ah meesha ay u guuraana ka daba guuri doona, Maxamuud Nadiif Shire ayaa warbixintaan Qardho ka soo jeedinaya.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: