HomeWararka

Wacaal Daray ah: Daacish oo Jabkii ugu Xooganaa la Gaarsiiyey iyo Ciidanka Dowladda oo Qabsaday Guud ahaan…

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa duulaankooda Mosul hadda ka wada qeybo kooban oo ay magaaladaasi muhiimka ah uga sugan yihiin xooggaga ururka isku maga

Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya Yusuf Garaad oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa duulaankooda Mosul hadda ka wada qeybo kooban oo ay magaaladaasi muhiimka ah uga sugan yihiin xooggaga ururka isku magacaabay dowladda Islaamka.

Waxaa la filayaa in dhawaan ay dowladda dalkaasi si rasmi ah u shaaciso qabsashada gebi ahaanba magaaladaasi.

Ciidamada Ciraaq oo ay hawada ka taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee xulafada Maraykanka ayaa tan iyo 17-kii Oktoobar ee sanadkii hore waxa ay isku dayayeen in ay qabsadaan Mosul.

Ururka isku magacaabay dowladda Islaamka ayaa bishii Juun ee 2014 waxa uu Mosul kaga dhawaaqay “Khilaafo” uu sheegay in ay ka arimiso Ciraaq iyo Suuriya, haseyeeshee sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay waxaa laga qabsanayay dhul ballaaran oo ka tirsan labadaasi dal.

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: