Maraykanka oo Lacag Ugu Deeqay Wadamo Soomaaliya Kamid Tahay

HomeWararka

Maraykanka oo Lacag Ugu Deeqay Wadamo Soomaaliya Kamid Tahay

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Malaayiin dollar ay ugu deeqeyso dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee kunool dalalka Soomaaliya, Nigeria, Suudaan

Cumar Cabdirashiid oo ka digay burbur ku yimaada Wadahaddalada Arrimaha doorashooyinka
IGAD oo Madaxweyne hore u magacowday hoggaamiyaha goob-joogayaasha doorashada Kenya
Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay Maxkamadda Hague

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Malaayiin dollar ay ugu deeqeyso dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee kunool dalalka Soomaaliya, Nigeria, Suudaanta Koofureed iyo sidoo kale dalka Yemen.

Madaxweyne Trump oo ka qeyb galayay Shirka G20 ee dalka Jarmalka ayaa ku dhawaaqay deeqdaasi oo uu sheegay in ay muhiim u tahay Nolasha dad badan oo xilligaan ku jira Dhibaato Culus.

Sidoo kale Madaxweyne Donald Trump ayaa xusay in dalalka Caalamka laga doonaayo in ay caawiyaan dalalkaasi oo uu sheegay in ay halakeeyeen Abaaraha iyo dagaalada aan joogsiga laheyn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: