Hobyo: Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

Hobyo: Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in degaan u dhow hobyo uu ka dhacay Shil Gaari oo Khasaare geystay.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in shilku uu yimid ka dib markii uu rogmay Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo kasoo baxay Hobyo , islamarkaana kusii jeeday Gaalkacyo.

Shilkan ayaa waxaa ku dhintay hal Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha laamaha caafimaadka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com