Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee

WAXAA SII XOOGAYSANAYA DABKII QABSADAY SUUQA JIGJIGA.
Somaliland oo sheegtay inay Puntland ka fa’iidaystay intay ku mashquulsanayan Gargarka Deganadu dufaantu ku dhufatay
MADAXWEYNE DENI MIYUU KA HORDEGAY KHATAR DARAN OO MUCAARADKU DAMACSANAA?

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Sheekeeye).

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: