Madaxweyne Gaas oo Saddex Waddo oo Laami ah Dhagax Dhigay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Saddex Waddo oo Laami ah Dhagax Dhigay (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magaalada Garoowe ka dhagax dhigay saddex waddo oo ay dowladda Puntland laami sa

Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Puntland oo ka digtay robaab dabaylo wata (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo Garoowe ku laabtay (dhegayso/Sawiro)
Midowga musharixiinta oo war cusub kaga dhawaaqay Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magaalada Garoowe ka dhagax dhigay saddex waddo oo ay dowladda Puntland laami saari doonto bilaha soo socda.

Waddooyinka uu madaxweynuhu dhagax dhigay ayaa kala ah.

1-Waddada isku xidha masjidka Jaamaca Garoowe iyo guriga Suldaan Siciid Maxamed Garaase.

2-Waddada isku xidha laamiga dheer ee Bulsho iyo Jidka 30-ka iyo

3-Dhammaystirka inta ka dhiman seedka 2aad ee jidka sodonka (30) Garoowe.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: