Wararkii ugu Dambeeyey ee Markab ku Qarxay Xeebaha Gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Wararkii ugu Dambeeyey ee Markab ku Qarxay Xeebaha Gobolka Bari (dhegayso)

Wararka laga helayo xeebaha ku dhow Caluula ayaa sheegaya markab wayn inuu shalay ku dagay deegaanka Murcanyo , waxaana warar kale duwan ay kasoo baxa

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xaaf oo ku gacanseyray Warqad ka soo baxday Safiirka Mareykanka

Wararka laga helayo xeebaha ku dhow Caluula ayaa sheegaya markab wayn inuu shalay ku dagay deegaanka Murcanyo , waxaana warar kale duwan ay kasoo baxayaan waxa uu ahaa.

Cabdi Jaamac DC oo ka mid ah waxgaradka Murcanyo ayaa Radio Daljir u sheegay in ilaa iyo hadda la sheegi karin sababta uu u dagay, balse kahor intii aanu degin inay maqlayeen jug qarax. Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: