Site icon Radio Daljir

Wararkii ugu Dambeeyey ee Markab ku Qarxay Xeebaha Gobolka Bari (dhegayso)

Wararka laga helayo xeebaha ku dhow Caluula ayaa sheegaya markab wayn inuu shalay ku dagay deegaanka Murcanyo , waxaana warar kale duwan ay kasoo baxayaan waxa uu ahaa.

Cabdi Jaamac DC oo ka mid ah waxgaradka Murcanyo ayaa Radio Daljir u sheegay in ilaa iyo hadda la sheegi karin sababta uu u dagay, balse kahor intii aanu degin inay maqlayeen jug qarax. Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59522f24020100060e8efc18/Cabdi+Jaamac+DC+odayaasha+Murcanyo.MP3?_=1
Exit mobile version