Maamulka Degmada Caluula oo ka Hadlay Markab ku Qarxay Xeebta Degmada (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Degmada Caluula oo ka Hadlay Markab ku Qarxay Xeebta Degmada (dhegayso)

Warar dheeraad ah ah ayaa ka sooo baxayo markab loo malaynayo kuwa dagaalka oo ku qarxay xeebaha bari ee puntland Markab ooo aan la garanayn wadaanka

Puntland oo ku dhawaaqday Berrito inay Ciid tahay
Datoor Yaasiin Faarax Cartan: Salka Khilaafka Sacuudiga iyo Qadar
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warar dheeraad ah ah ayaa ka sooo baxayo markab loo malaynayo kuwa dagaalka oo ku qarxay xeebaha bari ee puntland Markab ooo aan la garanayn wadaanka laga lee yahay ilaa hada lama xaqiijin karo khasaaraha nafeed ee qaraxaas uu geytay .

Guddoomiyaha degmada Caluula ee Gobolka Bari, Suldaan Cali Shire Maxamuud, oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa sheeegay inay ku sii jeedaan meesha markabku ku degay ayna soo xaqiijinayaan sida ay wax u dhaceen.

Meesha uu markabku uu ku degay ayaa waxa soo gaaray marakiib waaweyn oo ah kuwa NATO sida ay wararku sheegayan.

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu u waramay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: