Taliyaha Qaybta: “Bossaso Berri oo Ciid ah waa Bandow” (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qaybta: “Bossaso Berri oo Ciid ah waa Bandow” (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska G. Bari, Cabdixakiin Yuusuf Xuseen, oo waraysi gaar ah siiyay Idaacada Daljir ayaa sheegay in maalinta berri oo ciid ah magaalada Bossaso mamnuuc ay ka yihiin wax gaadiid ah oo dhexmaraya magaalada iyo wax soo gelikara ama ka bixi kara. Wariye Xasan Heykal ayuu taliyuhu u waramay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/594ea96a060100eb6c2340b7/Badow+Bossaso_waraysiga+taliyaha+qaybta_24jun17.mp3

BARASHADA XIRFADA FARSAMADA GACANTA & DHALINYARADA BOOSAASO (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska G. Bari, Cabdixakiin Yuusuf Xuseen, oo waraysi gaar ah siiyay Idaacada Daljir ayaa sheegay in maalinta berri oo ciid ah magaalada Bossaso mamnuuc ay ka yihiin wax gaadiid ah oo dhexmaraya magaalada iyo wax soo gelikara ama ka bixi kara.

Wariye Xasan Heykal ayuu taliyuhu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: