Xiisad Ka Taagan Deegaanka Jibaganle ee Duleedka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Xiisad Ka Taagan Deegaanka Jibaganle ee Duleedka Garoowe (dhegayso)

Wararka ka imaanaya deegaanka Jiba-ganle ee duleedka magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka taagan tahay xiisad u dhexaysa beeraleeyd

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay abaarta
Nabadoon Maxamed Xasan Geeddi oo beeniyey in ciidamada beesha Ceyr ay ka soo baxeen jiida hore

Wararka ka imaanaya deegaanka Jiba-ganle ee duleedka magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka taagan tahay xiisad u dhexaysa beeraleeyda deegaanka iyo dad xoola dhaqato ah oo ku sugan halkaasi.

Xiisaddaani ayaa ka dhalatay qaar kamid ah beeraha deegaankaasi oo ay dadka xoola dhaqatada ah ku tilmaamayaan mid aan sharci ahayn islamarkaana caqabad ku ah daaqa deegaankaasi, sida uu Daljir u xaqiijiyey gudoomiyaha iskaashatada beeraleeyda Puntland Cabdicasiis Ismaaciil Garaad.

DHEGAYSO WARAYSI

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: