Agoonta Bossaso oo la Ciidsiinayo (dhegayso)

HomeWararka

Agoonta Bossaso oo la Ciidsiinayo (dhegayso)

Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabdulqaadir Ibraahim Xarago oo maanta waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey dedaalo ay maalmihii ugu dambeeyey agabka ciidda ugu iibinayeen carruurta agoonta ah ee kunool magaalada Boosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594b9deefd00008aafc9d765/Xarrago.mp3

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Dowlada Soomaaliya oo bedeshay Mowqifkeedii Buuraha Golan Heights
Khayre oo saacado gudahood ku buuxiyay xilka uu iska casilay wasiirkii warfaafinta

Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabdulqaadir Ibraahim Xarago oo maanta waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey dedaalo ay maalmihii ugu dambeeyey agabka ciidda ugu iibinayeen carruurta agoonta ah ee kunool magaalada Boosaaso.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: