Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Daawad Sare Garoowe iyo Waliba …

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Daawad Sare Garoowe iyo Waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 3-aad habeenkii 1-aad waxaa qaybtii hore ku tartamay Al-Nuur Badhan iyo Daawad Sare Garoowe. Qaytii

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Karkaar oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)
Guddiga Amniga Gobalka Mudug oo go’aamo ka soo saaray colaadda Gaalkacyo
Beesha Gumasoor oo Taageertay Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 3-aad habeenkii 1-aad waxaa qaybtii hore ku tartamay Al-Nuur Badhan iyo Daawad Sare Garoowe. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay Muntada Qardho iyo Al-Waaxa Garoowe.

Dugsigii soo baxa ayaa u gudbaya wareega 4-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: